;HALYAYGA NOOL YUSUF DHEERE M.S. | |||||||||||||||||||||||||||||
Gabayadii Halyayga' 1= Utima sheeg 2=Fadaa iga galbeedow 3=Sax ubishaaraysta 4=Dhoodaan Kasiyo maagii 5=War gubtaanyo 6=Warkii Xero Malayko 7=Dhambaal alle |
, | ||||||||||||||||||||||||||||
WSLF History, Click Here |
|||||||||||||||||||||||||||||
Somali History Click here |
|||||||||||||||||||||||||||||
Welcome to the living Legend website | |||||||||||||||||||||||||||||
Leave messages and get response back | Disclaimer. This site does not support any group or network and is only for educational and history based site. If you have any comments about this site please do not hesitate to contac us on; Yusufdheerewslf@yahoo.co.uk (C)all rights reservered. Shabaqadani kama tirsana xisbi ama kooxaha kala duwan ee kasoo horjeeda dimuqraadiya aadmiga ama kooxaha arga-gaxisada wada.Waana shabaqad madax banaan oo taariikhi ah. |
Photo Galary | |||||||||||||||||||||||||||
INTERVIEW WITH THE LEGEND CLICK HERE | Kusoo dhawaada shabaqada Halyayga
Nool ee Yuusuf Dheere Maxamed Sugaal. |
Video of the WSLF war in 1977click | |||||||||||||||||||||||||||
Kusoo dhawaada shabaqada Halyayga Nool ee Yuusuf Dheere Maxamed Sugaal. Shabaqadani waxaanu ku xusnay nolosha Halyayga and Taariikhda halgankii Hobaysnaa ee Gobonimadoonka Soomaali Galbeed ee 1977-1979, Iyo Xaalada Qadiyada Maanta ee Dhulkeena iyo dadkeena Somaliyeed dhamaantood ay ku jirto. Anagu waxaan nahay Shabaqad Madax Banaan, oo ka xor ah kuli xisbi iyo Jabhadaha jira maanta meel walba hajoogeene. Inagoo uun uga jeedna Taariikh ahaan, Waxaan Ku xusaynaa shabaqadan, Dhammaan Halyayadii Jabhada Xoraynta Soomaali Galbeed (WSLF) iyo Naftood hureyaashii Soomaaliyeed oodhan ee ku dhintay dagaalkii 1977-79. Halyay/Abwaan Yuusuf Dheere Wuxuu ahaa Dabshidihii iyo Taliyihii JXSG ama WSLF. Wuxuuna Jagoonyin kala duwan oo sare kasoo qabtay dalka soomaaliya illaa iyo sanadkii 1989, oo ahay sanadkii uu kasoo goostay dowlada soomaaliya markii uu u adkaysan waayay, Xukuumadii kali taliska ahayd ee Marxuun Madaxwayne M.Siyaad Barre. Halyaygu waxuu ku nool yahay dalka Ingriiska. Kamana tirsana Jabhad ama xisbitoona. Gabayadiisii Caanka ahaana ee Gobanimo doonka ama Taariikhiga ahaana waadnaga helaysaan. Ilaahay Waxaanu Kabaryaynaa inuu unaxariisto kuli dhamaan Naftood huriyayaashii soomaaliyeed ee u dhintay xoriyada Qaaliga ah ee Soomaaliyeed Waxaana Hadana Illaahay kabaryaynaa inuu Unaxariisto dhamaan dadkii Kudhintay Dagaalladii sokeeye ee dalkeena iyo inuu ilaahay noo dambi dhaafo, danbiyadii dadwaynaha soomaaliyeed laga galay dhammaan, iyo in aan ka aqli qaadano dhibaatadii aanu isu gaysanay oo aan Dowlad Nabad iyo Dimuqraadi ah noo dhalato. Aamiin. |
|||||||||||||||||||||||||||||
Ilaahay Waxaanu Kabaryaynaa inuu
unaxariisto kuli dhamaan Naftood huriyayaashii
soomaaliyeed ee u dhintay xoriyada Qaaliga ah ee
Soomaaliyeed Waxaana Hadana Illaahay kabaryaynaa inuu Unaxariisto dhamaan dadkii Kudhintay Dagaalladii sokeeye ee dalkeena iyo inuu ilaahay noo dambi dhaafo, danbiyadii dadwaynaha soomaaliyeed laga galay dhammaan, iyo in aan ka aqli qaadano dhibaatadii aanu isu gaysanay oo aan Dowlad Nabad iyo Dimuqraadi ah noo dhalato. Aamiin. |
|||||||||||||||||||||||||||||
View Guestbook | |||||||||||||||||||||||||||||
Sign Guestbook | |||||||||||||||||||||||||||||